Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi ayaa kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi ayaa kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi wuxuu maanta kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann iyo Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Alberto Vecchi.
Waxay ka wada hadleen dhammaystirka howlaha Doorashooyinka ka socda Dalka iyo sidii doorashada Madaxwaynaha 10-aad ee JFS ay ugu qabsoomi lahayd jawi xasilan oo nabad ah

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com