DAWLADDA INGIRIISKA OO JOOJISAY TAAGEERADII AY SIIN JIRTAY CIIDAMADA SOMALILAND

HomeWararka

DAWLADDA INGIRIISKA OO JOOJISAY TAAGEERADII AY SIIN JIRTAY CIIDAMADA SOMALILAND

Warqad ka soo baxday xafiiska Ingiriisa ee Hargeysa, kuna socotay Wasiirka Difaaca Somaliland ayaa loogu sheegay maamulka Somaliland in dhaqaale xumo

Dal dadkiisa lacag ku siiya toloshada kabaha ka go’a iyo dharka duugga ah oo aan tuurin ee daryeesha.
Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa Tacsi u direy Ehellada Askartii ku geeriyootay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jen. Kaahiye
Somaliland: dad u dhintay cudurka COVID-19

Warqad ka soo baxday xafiiska Ingiriisa ee Hargeysa, kuna socotay Wasiirka Difaaca Somaliland ayaa loogu sheegay maamulka Somaliland in dhaqaale xumo soo wajahay dawladda Ingiriiska darteed la joojiyey caawimadii ciidamada ayna ku egtahay 31 bishaan Maarso 2023.

Warqadda ayaa sidoo kale lagu caddeeyey in bannaanbaxyadii Laascaanood ay ciidamada Somaliland muujiyeen in aysan ahayn kuwo daahfuran oo shacabku aamini karo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: