DAWLADDA INGIRIISKA OO JOOJISAY TAAGEERADII AY SIIN JIRTAY CIIDAMADA SOMALILAND

DAWLADDA INGIRIISKA OO JOOJISAY TAAGEERADII AY SIIN JIRTAY CIIDAMADA SOMALILAND

Warqad ka soo baxday xafiiska Ingiriisa ee Hargeysa, kuna socotay Wasiirka Difaaca Somaliland ayaa loogu sheegay maamulka Somaliland in dhaqaale xumo soo wajahay dawladda Ingiriiska darteed la joojiyey caawimadii ciidamada ayna ku egtahay 31 bishaan Maarso 2023.

Warqadda ayaa sidoo kale lagu caddeeyey in bannaanbaxyadii Laascaanood ay ciidamada Somaliland muujiyeen in aysan ahayn kuwo daahfuran oo shacabku aamini karo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com