Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay kismaayo

HomeWararka

Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay kismaayo

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalmahii lasoo dhaafay howlo shaqo u joogay Magaalada Muqdisho ayaa caawa dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo. Labada madaxweyne ku xigeen, gudoonka Baarlamaanka iyo Sarakiisha ciidamada ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha sayid Maxamed Cabdille Xasan.

Turkiga oo sheegay in uusan ku qanacsanayn xukunkii Maxkamada ee kiiskii Khaashuqji
Waraysi wasiirka duulista Hawadda Puntland Ilyaas Cismaan Luga-Toor oo Daljir Waraysi gaar ah siyeey (Daawo)
Saaka & Dunida iyo Xasan heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalmahii lasoo dhaafay howlo shaqo u joogay Magaalada Muqdisho ayaa caawa dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo.

Labada madaxweyne ku xigeen, gudoonka Baarlamaanka iyo Sarakiisha ciidamada ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha sayid Maxamed Cabdille Xasan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: