Xogta Xaalka sii Xumaanaya ee Abaarta Dalka | ABAAR DARAN & DIIFTA DAD, DUUNYO & DEEGAAN

Xogta Xaalka sii Xumaanaya ee Abaarta Dalka | ABAAR DARAN & DIIFTA DAD, DUUNYO & DEEGAAN

Xogta Xaalka sii Xumaanaya ee Abaarta Dalka: Deegaanka oo isu bedeley saxare-lammood, duunyada le’atay ee lafahoodu daadsanyihiin duleed kasta, kuwa naftu ku sii dabaryartahay ee ka dareeri waayey degelkii ay xalay ku hoydeen; diifta, daryeel xumadda iyo diihaalka ka muuqda dadkii dhaqanayey | Waa raadadka muuqda ee ay samaysay abaartan Isma dhaanto ee beled iyo baadiye isku sida u saamaysay | Wariye Mohamed Daljoog ayaa warbixin ku eegaya

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com