Xogta Xaalka sii Xumaanaya ee Abaarta Dalka | ABAAR DARAN & DIIFTA DAD, DUUNYO & DEEGAAN

HomeWararka

Xogta Xaalka sii Xumaanaya ee Abaarta Dalka | ABAAR DARAN & DIIFTA DAD, DUUNYO & DEEGAAN

Xogta Xaalka sii Xumaanaya ee Abaarta Dalka: Deegaanka oo isu bedeley saxare-lammood, duunyada le'atay ee lafahoodu daadsanyihiin duleed kasta, kuwa

Guddiga kahor Tagga Covid-19 oo ka digay khatata ka dhalan karta Qarsashada Cudurka.
Warka DDM iyo Wariye Hodan Sulub Diini (Daawo)
MAANSADII QURANJO IYO ABWAAN CABDI CALI BOOS

Xogta Xaalka sii Xumaanaya ee Abaarta Dalka: Deegaanka oo isu bedeley saxare-lammood, duunyada le’atay ee lafahoodu daadsanyihiin duleed kasta, kuwa naftu ku sii dabaryartahay ee ka dareeri waayey degelkii ay xalay ku hoydeen; diifta, daryeel xumadda iyo diihaalka ka muuqda dadkii dhaqanayey | Waa raadadka muuqda ee ay samaysay abaartan Isma dhaanto ee beled iyo baadiye isku sida u saamaysay | Wariye Mohamed Daljoog ayaa warbixin ku eegaya

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: