Xildhibaanada Golaha Shacabka oo codka kalsoonida siiyey Raiisal wasaare Xamse Cabdi Barre.

HomeWararka

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo codka kalsoonida siiyey Raiisal wasaare Xamse Cabdi Barre.

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS ayaa codka kalsoonida ah siiyay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, waxaana codka Haa ku ogolaatay 220-xildhibaan oo ah tirada guud ee xildhibaanada kulanka joogay, Sidoo kale Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa isla goobta ku dhaariyay ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre.

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Madaxweyne Gaas: “Farxad aan la koobi karin iyo reynreyn …” (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS ayaa codka kalsoonida ah siiyay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, waxaana codka Haa ku ogolaatay 220-xildhibaan oo ah tirada guud ee xildhibaanada kulanka joogay,

Sidoo kale Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa isla goobta ku dhaariyay ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: