Xildhibaanada Golaha Shacabka oo codka kalsoonida siiyey Raiisal wasaare Xamse Cabdi Barre.

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS ayaa codka kalsoonida ah siiyay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, waxaana codka Haa ku ogolaatay 220-xildhibaan oo ah tirada guud ee xildhibaanada kulanka joogay,

Sidoo kale Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa isla goobta ku dhaariyay ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com