HomeWararka

Maamulka degmadda Doolow ee gobalka Gedo oo kulan la qaatay Guddiga Abaraha (Daawo)

Maamulka Degmada Doolow ee Gobalka Gedo & Guddiga abaaraha ayaa kulan ay yeeshen maanta waxay kaga hadleen Barakacayasha cusub iyo abaarta deegaanka k

Wacaal Darey ah: Ahlusunna oo soo saartay jadwalka doorashada madaxweynaha Galmudug
Garaad Cabdulaahi Ciid “Dadka Nabadda Suga hasoo qabtaan dilkii maareeye kuxigeenkii Golis” (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Maamulka Degmada Doolow ee Gobalka Gedo & Guddiga abaaraha ayaa kulan ay yeeshen maanta waxay kaga hadleen Barakacayasha cusub iyo abaarta deegaanka kajirta, Guddiga abaaraha & maamulka Degmada ayaa si wadajir ah u sheegay in si deg deg ah loo soo gaaro qoysaska barakacayasha.

Inta kulanka socday maamulka & Guddiga ayaa Gudoomiyaha arrimaha bulshada Degmada Doolow Cabdifitax ismail kaga mahadceliyay kalinta uu ka qatay sidii ardayda dugsiga sare ee Dolow Imtixaamka u heli layahayeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: