Maamulka degmadda Doolow ee gobalka Gedo oo kulan la qaatay Guddiga Abaraha (Daawo)

Maamulka Degmada Doolow ee Gobalka Gedo & Guddiga abaaraha ayaa kulan ay yeeshen maanta waxay kaga hadleen Barakacayasha cusub iyo abaarta deegaanka kajirta, Guddiga abaaraha & maamulka Degmada ayaa si wadajir ah u sheegay in si deg deg ah loo soo gaaro qoysaska barakacayasha.

Inta kulanka socday maamulka & Guddiga ayaa Gudoomiyaha arrimaha bulshada Degmada Doolow Cabdifitax ismail kaga mahadceliyay kalinta uu ka qatay sidii ardayda dugsiga sare ee Dolow Imtixaamka u heli layahayeen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com