Wacaal Darey ah: Ahlusunna oo soo saartay jadwalka doorashada madaxweynaha Galmudug

Wacaal Darey ah: Ahlusunna oo soo saartay jadwalka doorashada madaxweynaha Galmudug

Culimaau’diinka Ahlusunna waljameeca ayaa  soo saaray jadwalka doorashada madaxweyna iyo kuxigeenka Galmudug, Guddigii doorashada ee dhanka DFS ayaa iyana soo saaray  liiska jadwalka doorashada madaweynaha iyo kuxigeenkiisa.

Xaalada cakiran ayaa ka taagan degmada Duusamareeb.

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Mukhtaar cabdishukri 4 years ago

    Al ahel suuna wal jameeca qabka ay wax uwadaan waa mid foodo ah haka wantobeen falalka gurucan ee ay dowlada ku arqaladan hayaan mar waan
    Yeelay mara waan diiday waa wax laga fiicanyahay dowladu waa inay so dadajisaa galmudug lodhanyahay

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com