Wasiir Beyle:” Waa abeen abuur Aniga ma dhihin khasnadda dowladda waa buuxdaa”

HomeWararka

Wasiir Beyle:” Waa abeen abuur Aniga ma dhihin khasnadda dowladda waa buuxdaa”

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa been abuur ku tilmaamay warar maalmihii la soo dhaafay aad loogu hadal haayay Baraha Bu

Howlgal dad badan lagu qabqabtay oo laga sameeyay Sh/Dhexe
Sheekh Aadan Madoobe oo farriin u diray Xildhibaannada ka hor doorashada Madaxweynaha
Dawladda Soomaaliyaoo beenisay inay jiraan maleeshiyaad abaabulan oo doorashada ka soo horjeeda

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa been abuur ku tilmaamay warar maalmihii la soo dhaafay aad loogu hadal haayay Baraha Bulshada oo uu isaga horay u sheegay, kuwaas oo ahaa in dowladdii hore ee Farmaajo lacago farabadan uga tagtay qasnadda dowladda.

Wasiirka oo shir jaraa’id u qabtay Warbaahinta wuxuu sheegay in lacagaha ay heyso Wasaaradda Maaliyadda aysan ku filneyn Shaqaalaha dowladda iyo Ciidamada balse loo baahan yahay inay bixiyaan dadaal badan si loo helo.

“Aniga waxaa ley weeydiiyay Bishaan 25-keeda ka bixin kartaan mushaarka, haa baan iri balse wixii ka dambeeya hadii aan la dadaalin la waayi karo, hayeeshee hadii la dadaalo la heli karo mushaarka Ciidamada iyo Shaqaalaha dowladda.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: