Sheekh Aadan Madoobe oo farriin u diray Xildhibaannada ka hor doorashada Madaxweynaha

HomeWararka

Sheekh Aadan Madoobe oo farriin u diray Xildhibaannada ka hor doorashada Madaxweynaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo Maanta soo xiray kulankii khudbad jeedin

Macalimiin Garoowe tababar lagu soo xiray (dhegayso)
Xasan sheekh iyo sheekh shariif oo dhaliilay siyaasada dowladda
Wasiir Jaamac Faarax oo la kulmay xulaalka kubadda Cagta Puntland (Sawiro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo Maanta soo xiray kulankii khudbad jeedinta musharrixiinta xilka Madaxweynaha ayaa marka hore u mahad celiyay Xildhibaannada & Guddiga doorashada Madaxweynaha.

Waxaa u sheegay in Maalinta Berito ah iyo Sabtidala guda geli doono diyaar garoowga doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo dhaceeysa 15 Bishaan oo ku beegan Maalinta Axadda ah ee soo soocta

Guddoomiyaha Golaha Shacaka ayaa ugu baaqay Xildhibaannada inay ilaaliyaan waqtiga balanta ee la isugu imaanayo doorashada madaxweynaha ayna dul qaataan waqtiga yar ee ka haray culeyska heysta.

Labada maalmood ee soo socota ayaa waxaa Magaalada Muqdisho ka bilaaban doonta ololaha ay musharrixiinta u galayaan doorashada Madaxweynaha, iyaga si kala gooni gooni ah ula kulmi doona Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Maryan 2 years ago

    Farmaajo noo sooceliya xildhabaanadeena sharafta leh plesss

DISQUS: