Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Booqasho Ramsmi ah ugu Ambabaxay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta  Baxay

HomeWararka

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Booqasho Ramsmi ah ugu Ambabaxay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Baxay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHIGGIISA DALKA TALYAANIGA UGA MAHADCELIYEY SOODHAWEYN SARE EE UU KU MAAMUUSAY
Shiinaha “Xorriyadda Taiwan waxay ka dhigan tahay dagaal”
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (Dhegayso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho.

Safarka Madaxweynaha oo labo maalmood qaadan doona ayaa ku qotoma xoojinta xiriirka
diblomaasiyadeed ee labada dal, fududeynta isu-socodka, ganacsiga iyo sare u qaadidda iskaashiga labada waddan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: