Xildhibaano katirsan Barlamaanka Puntland oo ka qayb galay xiritaanka Barnaamijka T&T (Sawiro)

HomeWararka

Xildhibaano katirsan Barlamaanka Puntland oo ka qayb galay xiritaanka Barnaamijka T&T (Sawiro)

Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa ka qeyb-galay xiritaanka Barnaamijka Tartan Aqooneedka Tartan iyo Tacliin ee loo qabtay Dugsiyadda sare ee Puntland. Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ayaa waxaa ku wehlinayey masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dawladda, waalidiin iyo aqoonyahano.

Guddiga Qaban-qaabada shir-weynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug Iyo Wakiillada Beesha Caalmaka oo Dhuusamareeb ku kulmay
Covid-19 oo markale soo laba kacaleyeey & dhimashada oo badatay
Munaasabad lagu daah-furayay dib u howlgalinta Naadiga Madbacada Qaranka oo Muqdisho kadhacday

Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa ka qeyb-galay xiritaanka Barnaamijka Tartan Aqooneedka Tartan iyo Tacliin ee loo qabtay Dugsiyadda sare ee Puntland.

Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ayaa waxaa ku wehlinayey masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dawladda, waalidiin iyo aqoonyahano.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: