Xasan sheekh & Farmaajo oo u soo gudbiyay wareegga ugu dambeeya

HomeWararka

Xasan sheekh & Farmaajo oo u soo gudbiyay wareegga ugu dambeeya

Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa wareega 3-aad u soo baxay laba musharrax oo kale ah. 1-Xasan Sheekh Maxamuud oo helay 110 2-Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo helay 83 Saciid Cabdullaahi Deni iyo Xasan Cali Kheyre ayaa ku haray wareegii labaad.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la Kulmay Wafdi ka socda Midowga Afrika
Saraakisha Amniga Jubbaland oo sheegay in gacanta lagu dhigay xubno ka tirsan Shabaab
Taliska Bilayska Burtinle: “Ciddii aan Bixin Canshuurta Dowladda Tallaabo ayaa laga Qaadayaa” (dhegayso)

Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa wareega 3-aad u soo baxay laba musharrax oo kale ah.

1-Xasan Sheekh Maxamuud oo helay 110
2-Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo helay 83

Saciid Cabdullaahi Deni iyo Xasan Cali Kheyre ayaa ku haray wareegii labaad.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: