Doorka Haweenka Puntland ee Siyaasadda iyo Arimaha Bulshada (Dhegaysi+Sawirro)

Doorka Haweenka Puntland ee Siyaasadda iyo Arimaha Bulshada (Dhegaysi+Sawirro)

Garoowe: Radio Daljir oo kaashanaya Daladda SIHA Network ayaa qabtay Barnaamij Dood Wadaag ah oo looga hadlayo Doorka Haweenka Puntland ee Siyaasadda iyo Arimaha Bulshada. | Awood-siinta haweenka waxay aasaas u yihiin in nabadda iyo horumarka ay noqdaan kuwo loo siman yahay.
Barnaamijka waxaa marti ku ah, Abukaate Farxi Xirsi Cali, Gudoomiyaha Ururka Gabdhaha Qareenada ah ee Puntland, Aqoonyahan Xaliimo Maxamed Faarax oo Gudoomiye ka ah Dalladda Haweenka Puntland ee Nabada iyo Xasiloonida Soomaaliya (Puntland Women Umbrella for Peace and Stability) iyo Faadumo Maxamed Salaad oo katirsan Dalad dhalinyaro oo ka dhisan Puntland oo magaceeda loosoo gaabiyo YPEER.

HALKAN KA DHEGAYSO 

https://youtu.be/MZHVj5yM-pQ
Xaawo Iskufilan ayaa daadihinaysa Barnaamijka, kala soco Radio Daljir iyo Degelada Internet ka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com