Qaar ka mid ah madaxda maamulada oo Muqdisho soo gaaray

Qaar ka mid ah madaxda maamulada oo Muqdisho soo gaaray

Madaxweynaha Hirshabee, Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle, Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa Safar shaqo ku soo gaaray Caasimada Dalka Ee muqdisho.

Madaxdaan waxaa caasimada ku soo dhaweeyay Xildhibaano Ka tirsan labada gole ee Dowlada DFS Xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan labada Gole ee Galmudug iyo Hirshabee iyo Masuuliyin kale.

Waxaa ay sheegeen in Safarkooda uu yahay mid shaqo isla markaana u qayb ka qadan doono Dorashada Madaxweynaha JFS ee dhacaysa 15 may.

Waxaa sidoo kale horay u joogay magaalada Muqdisho Madaxda Galmudug, Puntland iyo Koonfur Galbeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com