Qaar ka mid ah madaxda maamulada oo Muqdisho soo gaaray

HomeWararka

Qaar ka mid ah madaxda maamulada oo Muqdisho soo gaaray

Madaxweynaha Hirshabee, Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle, Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa Safar shaqo ku soo gaaray

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Madaxweynaha Hirshabee, Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle, Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa Safar shaqo ku soo gaaray Caasimada Dalka Ee muqdisho.

Madaxdaan waxaa caasimada ku soo dhaweeyay Xildhibaano Ka tirsan labada gole ee Dowlada DFS Xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan labada Gole ee Galmudug iyo Hirshabee iyo Masuuliyin kale.

Waxaa ay sheegeen in Safarkooda uu yahay mid shaqo isla markaana u qayb ka qadan doono Dorashada Madaxweynaha JFS ee dhacaysa 15 may.

Waxaa sidoo kale horay u joogay magaalada Muqdisho Madaxda Galmudug, Puntland iyo Koonfur Galbeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: