Gudoonka golaha shacabka iyo Guddiga doorashooyinka oo kulamo ka wadda Muqdisho

HomeWararka

Gudoonka golaha shacabka iyo Guddiga doorashooyinka oo kulamo ka wadda Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qara

Daljir & BBCMA: Mowjadaha BARAARUGA Taxanaha 42aad January 17, 2020
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
RW Hore ee Somaaliya Cali Maxamed Geddi oo Waraysi gaar ah siyeey Radio Daljir

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr. James Swan.

Kulanka ayaa looga wada hadley dhamaystirka doorashada inta ka dhiman iyo sidii ay jawi xasilloon ugu soo geba gaboobi lahayd.

Wakiilka Xog-hayaya Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay diyaar u la tahay inay Guddoomiyaha ka gacan siiyaan sidii howshaasi si guul ah ugu soo dhamaan lahayd.

Dhanka kale Guddiga isku Dhafka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa Maanta la kulmay taliska Ciidamada Booliska iyo malateriga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: