Wasiir Galan: “Majirto Ciidan Gorgor ah oo ka dagaalamay Boosaaso”

Wasiir Galan: “Majirto Ciidan Gorgor ah oo ka dagaalamay Boosaaso”

Wasiirka Amniga Puntland oo beeniyey in ciidamo Gorgor ah ka dagaalameen Boosaaso “Majiro ciidan Gorgor ah oo ka dagaalamaya Boosaaso, Arintaas cidii ka hadashay baa la

waydiinayaa Laakiin ogaalkayo majiraan,” ayuu Yiri Cabdisamed Maxamed Gallan oo BBC la hadlayey.

Duqa Degmada Boosaaso ayaa shalay warbaahinta ka sheegay in Xerada PSF ay ka dagaalamayaan ciidamo Gorgor katirsan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com