Wasiir Galan: “Majirto Ciidan Gorgor ah oo ka dagaalamay Boosaaso”

HomeWararka

Wasiir Galan: “Majirto Ciidan Gorgor ah oo ka dagaalamay Boosaaso”

Wasiirka Amniga Puntland oo beeniyey in ciidamo Gorgor ah ka dagaalameen Boosaaso "Majiro ciidan Gorgor ah oo ka dagaalamaya Boosaaso, Arintaas cidii

Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Odhaah-Siyaasadeedka maanta: Damacii hore ee Itoobiya iyo dalbashada Badda Soomaalida
Shirkadda Nabadda Gobolka Mudug oo Gaalkacyo si Rasmi ah uga Furmay (Sawirro)

Wasiirka Amniga Puntland oo beeniyey in ciidamo Gorgor ah ka dagaalameen Boosaaso “Majiro ciidan Gorgor ah oo ka dagaalamaya Boosaaso, Arintaas cidii ka hadashay baa la

waydiinayaa Laakiin ogaalkayo majiraan,” ayuu Yiri Cabdisamed Maxamed Gallan oo BBC la hadlayey.

Duqa Degmada Boosaaso ayaa shalay warbaahinta ka sheegay in Xerada PSF ay ka dagaalamayaan ciidamo Gorgor katirsan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: