PSF oo war kasoo saartay dagaalkii labada maalin kasocday Boosaaso.

PSF oo war kasoo saartay dagaalkii labada maalin kasocday Boosaaso.

Warsaxaafadeed kasoo baxay PSF ayaa lagu sheegay inay kujireen difaaca weerar ay sheegeen in laba berri uu ku socdey taliskooda.
“Dadkii Iyagu Argagixisada ka tirsanaa haatana ku gabanayya Xasaanada Dawlada nama eedayn karaan ayaa lagu yiri Warsaxaafadeedka,”
Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com