Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Boosaaso

HomeWararka

Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Boosaaso

Saacado kadib dagaalkii saaka ka dhacay Boosaaso ayaa istaagay, waxaana dib usoo laabtay isku socodkii dadka iyo gaadiidka. Qaar kamid ah dadkii ma

SSC-KHAATUMO yeysan waxba ka sugan, kana filan dawladda Xasan Sheekh
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dhagax Dhigay Dhismaha Bangiga Dhiigga Soomaaliyeed (Daawo)
Xaalad Bani’aadanimo oo laga soo sheegayo qeybo ka mid ah Gobolka Gedo

Saacado kadib dagaalkii saaka ka dhacay Boosaaso ayaa istaagay, waxaana dib usoo laabtay isku socodkii dadka iyo gaadiidka.

Qaar kamid ah dadkii magaalada ka barakacay ayaa dib ugu soo laabat halka qaarkoodna ay u barakaceen markii horeba xaadao ku yaala magaalada.

Isbitaalada magaalada ayaa lageeyay dhaawacyo badan oo isugujira askar iyo dad shacab ah, dowladda iyo PFS ilaa iyo hada wax faahfaahin ah kama aysan bixin khasaarihii ka dhashay dagaalka saaka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: