Dowladda Itoobiya oo 50 million oo Birr oo ah ku wareejisay maamulka DDS (Sawirro)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Dowladda Itoobiya oo 50 million oo Birr oo ah ku wareejisay maamulka DDS (Sawirro)

Wasiirka Macdanta iyo Tamarta ee dalka Itoobiya ingineer Takale Umma ayaa maanta Deegaanka Soomaalidda ku soo wareejiyay 50 million oo Birr oo ah lac

CADAANI AFHAYEENKA ONLF OO BOOQDAY GABAGABO & QOYSKII AY KA GEERIYOOTAY MUMTAAS CAABBI JEEX
Jigjiga: Doorashada Itoobiya iyo walaaca bulshada (Warbixin)
MUNAASABADA MAALINTA NABADA OO JIGJIGA LAGA XUSAY

Wasiirka Macdanta iyo Tamarta ee dalka Itoobiya ingineer Takale Umma ayaa maanta Deegaanka Soomaalidda ku soo wareejiyay 50 million oo Birr oo ah lacagta canshuurta dhulka ee sanadkan laga qaaday shirkadaha ku hawlan baadhitaanka shidaalka deegaanka. Waa biloow fiican. Waxaan wasiirka ku adkeeynay ahmiyadda ay leedahay in cadcadaan balaadhan laga muujiyo dhaqaalaha laga helo shirkadaha shidaalka baadha si looga gudbo shakiyadda ka abuurmay qaabkii nidaamkii hore u maamuli jiray arimahan xaasaasiga ah. Waxaan isla qaadanay in dhawaan Wasaaraddu Golaha Fulinta ee DDS hor keeni doonto soo jeedin arintaa la xidhiidha.

Sawirro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: