Puntland: Xafiiska Xuquuqul oo naqdiyey Warqad dhowaan kasoo baxday maamulka gobolka Nugaal (daawo)

Puntland: Xafiiska Xuquuqul oo  naqdiyey Warqad dhowaan kasoo baxday maamulka gobolka Nugaal (daawo)

Puntland: Xafiiska Xuquuqul Puntland ayaa naqdiyey Warqad dhowaan kasoo baxday maamulka gobolka Nugaal oo lagu mamnuucay Shirarka.
“Waa in la ilaaliyo Mabaa’dida Aasaasiga ah ee Xuquuqul Insaanka oo ku cad Dastuurka kuwaasoo sid cad u damaanad qaadayo Dastuurka Puntland oo fasaxaya kulmada & isu imaatinada dadweynaha,” ayaa lagu yiri Warka kasooo baxay Xafiiska Xuquuqul Insaanka Puntland.
Daawo.

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com