HomeWararka

GAROWE: XILDHIBAAN KA CABANAYA IS HORTAAG AY KU SAMEEYEEN SARAAKIISHA AMNIGA (daawo)

PUNTLAND: Xildhibaan Xaraf: "Is hortaag ayaa la igu sameeyay xili aan kormeer shaqo utagay mid kamid ah Saldhigyada magaalada Garowe oo ay cabasho iga

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Dhusamareeb (dhegayso)
Dowladda Federaalka & Maamul gobaleedyada oo Heshiis Wadda gaaray (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Jaamac Cabdiraxmaan Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

PUNTLAND: Xildhibaan Xaraf: “Is hortaag ayaa la igu sameeyay xili aan kormeer shaqo utagay mid kamid ah Saldhigyada magaalada Garowe oo ay cabasho iga soo gartay Maxaabiista kuxiran, maadaam aan ka mid ahay guddiga Xuquuqul Aadanaha ee Golaha Wakiilada Puntland maxaa yeelay, shirarkii waa la joojiyey, Saxaafaddii waa la xannibay, Maxkamadii Sare ee Puntland majirto, xilalkii dowladdu waa ay wada bannaan yihiin waaxaas oo dhan waa qodobo sharci oo ah in laga hadlo”

Guddooniyaha Golaha Wakiilada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa maanta sheegay in inta lagu guda jiro kal-fadhiga 16aad ay Golaha Wakiilada horkeeni doonaan dhamaan Saraakiisha Ciidamada kala duwan ee Puntland si wax looga weeydiiyo ilaalinta xasaanadda Xildhibaannada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: