Puntland: Xafiiska Xuquuqul oo  naqdiyey Warqad dhowaan kasoo baxday maamulka gobolka Nugaal (daawo)

HomeWararka

Puntland: Xafiiska Xuquuqul oo naqdiyey Warqad dhowaan kasoo baxday maamulka gobolka Nugaal (daawo)

Puntland: Xafiiska Xuquuqul Puntland ayaa naqdiyey Warqad dhowaan kasoo baxday maamulka gobolka Nugaal oo lagu mamnuucay Shirarka. "Waa in la ilaaliy

Caabudwaaq oo laga diwaangaliyey 30 qof oo lagu arkay calaamadaha Covid-19 (dhegayso)
Wasiir Qarjab,”Somaliland Doorasho Kulama Heshiin Hadday Sanaadiiq Keento Sool iyo Sanaagna Dagaal ayaa Dhacaya” (dhegayso)
Xubno ka socda Midowga oo Muqdisho gaaray

Puntland: Xafiiska Xuquuqul Puntland ayaa naqdiyey Warqad dhowaan kasoo baxday maamulka gobolka Nugaal oo lagu mamnuucay Shirarka.
“Waa in la ilaaliyo Mabaa’dida Aasaasiga ah ee Xuquuqul Insaanka oo ku cad Dastuurka kuwaasoo sid cad u damaanad qaadayo Dastuurka Puntland oo fasaxaya kulmada & isu imaatinada dadweynaha,” ayaa lagu yiri Warka kasooo baxay Xafiiska Xuquuqul Insaanka Puntland.
Daawo.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: