Midowga Musharaxiinta oo sheegay in aysan aqbali doonin doorashada la boobay ee golaha Shacabka

HomeWararka

Midowga Musharaxiinta oo sheegay in aysan aqbali doonin doorashada la boobay ee golaha Shacabka

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay aysan aqbali doonin doorashoouinka deegaanada qaar ee lagu bolaabay boob qaawan oo la isu awood sheegtay, la

In kabadan 100 Qoys oo raashin loogu qaybiyeey Maanta Boosaaso
Madaxweyne Axmed Qoorqoor Oo Warbixin Iyo Xogo Amni Ka Dhageystay Saraakiil Ciidan
Koox hubaysan oo Bosaaso weerar ka gaysatay

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay aysan aqbali doonin doorashoouinka deegaanada qaar ee lagu bolaabay boob qaawan oo la isu awood sheegtay, laguna tuntay habraacyadii doorashada, taasoo halis gelineysa xasiloonida dalka iyo jiritaanka dowladnimada.

Midowga Musharaxiinta ayaa maalmahan leh shirar dhexdooda, sidoo kale ay kulan la yeelanayaan Ra’iisul Wasaare Rooble iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo Beesha Caalamka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: