PSF oo Warsaxaafadeed soo saartay

HomeWararka

PSF oo Warsaxaafadeed soo saartay

Ciidamada PSF ayaa warsaxaafadeed soo saaray ku sheegay inay ka amar qaadan doonin waxay ugu yeereen kooxihii shacabka ay ka difaacayeen. Taliska c

Duqayn diyaaradeed oo ka dhacday bariga Bosaso
Maxkamadda Sare Somaliland oo loo Gudbiyay Dacwad ka Dhan ah Guddoomiyaha Golaha Wakiilada
Caaqil Maxamed Saleebaan Cawad oo Buuhoodle lagu soo dhaweeyay (dhegayso+Sawiro

Ciidamada PSF ayaa warsaxaafadeed soo saaray ku sheegay inay ka amar qaadan doonin waxay ugu yeereen kooxihii shacabka ay ka difaacayeen.

Taliska ciidanka ayaa sheegay in ay u diyaarsan yihiin ka difaacida Shacabka Daacish iyo Shabaab, islamarkaana ay ka madax banaan yihiin arrimaha Siyaasadda.

Iyadoo aan tixraacayno dhacdooyinkii mudadan socday, PSF waxay soo saartay War-Murtiyeedkan

1. Waxay saraakhiisha iyo Ciidanka PSF u dhisanyihiin la dagaalanka argagixisa- dda iyo cadowga Puntland.

2. Waxaa loo soo faragaliey hawshii iyo maamulkii PSF si’aan waafaqsanayn xee- rarka iyo wadashaqeynta noo dhaaysa Dowladda, waxaana hagardaamadaan soo socotay muddo dheer oo aan ku sabirnay

3. Hadda waxay xaaalad mareysaa saaxiibadeenii ciidanka kale ahaa in lasoo daabulo si’aan annagu isku dilno, saaxiibadeeen annaguna dili m ayno ayaguna na weerari mayaan.

4. PSF ka qaadan mayaan hawlgalada amni kuwii shalay cadowga la shaqeyna- yey oo annagu aan ka difaacaynay.

5. Ciidanka PSF iyo saraakiishoodda waa kuwo tayo iyo tabarba ku fiican kuna filan amniga shacabkooda insha allaah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: