MARTISOOR – TAXANAHA 13AAD AASAASKII PUNTLAND & XOGO DAHSOON |Qeybta 1aad (daawo)

HomeWararkaMARTISOOR

MARTISOOR – TAXANAHA 13AAD AASAASKII PUNTLAND & XOGO DAHSOON |Qeybta 1aad (daawo)

AASAASKII PUNTLAND & XOGO DAHSOON | Aasaaskii Puntland, Xog aysan Xafidsanayn xasuusta badi waayeelkii xiligaas joogey shirkii lagu dhisay Puntland ay

MARTISOOR – TAXANAHA 6aad ee CAASHA GEELLE: Muxuu noqon doonaa Mustaqbalka Garoonka Cawaale Kadib Wareejintii maduuliyadiisa ee Gudiga dhisay (daawo)
MARTISOOR: Marwada Taariikhda cajiib ka ah leh ,Waraysiga Qeybti 1aad (Daawo)
MARTISOOR – TAXANAHA 12AAD BAADIYAHA MUDUG ILLAA DATOORKII CROTONE, ITALY – WAA QAYB TAARIIKHDA CAJIIBKA EE DATOOR DHEGACADDE (daawo)

AASAASKII PUNTLAND & XOGO DAHSOON | Aasaaskii Puntland, Xog aysan Xafidsanayn xasuusta badi waayeelkii xiligaas joogey shirkii lagu dhisay Puntland ayuu nala wadaagayaa Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cali (Caano-Nuug) oo kamid ah xoghayntii Shirweynaha Puntland lagu dhisay 1998-dii | Waa Shaqsigii markaas ugu da’yaraa 15 kii xubnood ee gudigii shir gudoonka habsami socodka shirka.
Waa Qaybtii 1’aad ee taxanayaal xiisa badan oo aan ka samaynay Aqoonyahan Caano-Nuug

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: