MARTISOOR – TAXANAHA 6aad ee CAASHA GEELLE: Muxuu noqon doonaa Mustaqbalka Garoonka Cawaale Kadib Wareejintii maduuliyadiisa ee Gudiga dhisay (daawo)

Muxuu noqon doonaa Mustaqbalka Garoonka Cawaale Kadib Wareejintii mas’uuliyadiisa ee Gudiga dhisay, muxuu daaran yahay welwelka Caasha Geelle ee inuu ku noqdo halkii laga keenay.

“Waxaan ka qabnaa welwel badan in Cawaale dib ugu noqdo sidii uu ahaa intii aan la dhisin hadii aan talo laga yeelan,”

Kaga bogo waraysi Warbaahinta Daljir kala yeelatay taariikha Dhismihii Garoonka Cawaale.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com