Madaxweyne Deni: “Waxaan bilownay in Canshuurtii dadka laga qaaday loo wareejiyo kaabayaasha Dhaqaalaha” (daawo)

HomeWararka

Madaxweyne Deni: “Waxaan bilownay in Canshuurtii dadka laga qaaday loo wareejiyo kaabayaasha Dhaqaalaha” (daawo)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Dei ayaa sheegay in dowladdu ay ku guuleysatay qorsheyaasha horumarineed ee ah in Canshuurtii dadka laga qaada

Wararkii ugu dambeeyay ee dilkii Xildhibaan Sir David
Gaalkacyo oo laga helay qofki ugu horeyeey ee qaba Cudurka Covid19
DHEGAYSO Caawa & Daljir iyo Wariye Maxamud Cabdi Ibrahim (MCI)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Dei ayaa sheegay in dowladdu ay ku guuleysatay qorsheyaasha horumarineed ee ah in Canshuurtii dadka laga qaadayay loo wareejiyo kaabayaasha Dhaqaalaha, iyadoo ay dowladdu dhiiri galisay shrikadaha dhiamaha ee dalka, kuwaas oo awood uleh inay dhisaan Waddooyin Casri ah.

Madaxweyne Deni ayaa xalay ku hoyday magaalada Boosaaso halkaas oo uu kulamo kula qaadayo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: