Madaxweyne Deni: “Waxaan bilownay in Canshuurtii dadka laga qaaday loo wareejiyo kaabayaasha Dhaqaalaha” (daawo)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Dei ayaa sheegay in dowladdu ay ku guuleysatay qorsheyaasha horumarineed ee ah in Canshuurtii dadka laga qaadayay loo wareejiyo kaabayaasha Dhaqaalaha, iyadoo ay dowladdu dhiiri galisay shrikadaha dhiamaha ee dalka, kuwaas oo awood uleh inay dhisaan Waddooyin Casri ah.

Madaxweyne Deni ayaa xalay ku hoyday magaalada Boosaaso halkaas oo uu kulamo kula qaadayo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Daawo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com