Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka oo Muqdisho lagu qabtay

Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka oo Muqdisho lagu qabtay

Kursiga sumadiisu tahay HOP272 ayaa waxaa ku tartamay maanta Saddex Musharrax oo kala ahaa, Maxamuud Cabdiraxmaan Cumar, Khadra Axmed Ibraahim & Cabdiqani Maxamed Maxamuud, balse waxaa kursiga ku guuleystay Maxamuud Cabdiraxmaan Cumar, waxaana kursigaan horay ugu fadhiyay Guuleed Ceydaruus Cige.

Doorashada ayaa ka dhacday Dugsiga tababarka Ciidamada Booliska Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com