QARDHO: Madaxweyne Deni oo maanta Tababar u sooxiraya cutubyo katirsan Ciidamada Puntland

HomeWararka

QARDHO: Madaxweyne Deni oo maanta Tababar u sooxiraya cutubyo katirsan Ciidamada Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta la filayaa in degmada Qardho uu tababar ugu sooxiro cutubyo ka tirsan Ciidamada Puntland oo b

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Mareykanka oo walaac ka muujiyay ciidamada ay dowlada gaysay gobolka Gedo
Samafale Tigey oo Gaalkacyo ka bilaabay gurmadka gobolka GARDAFUU (daawo)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta la filayaa in degmada Qardho uu tababar ugu sooxiro cutubyo ka tirsan Ciidamada Puntland oo bilihii la soo dhaafay uu halkaas tababar uga socday.

Madaxweynaha ayaa kulan la qaadan doona Saraakiisha Ciidamada, Maamulka degmada iyo Odayaasha Dhaqanka.

Puntland ayaa sanadihii la soo dhaafay waxaa ay waday qorshooyin ay tababar iyo tayeyn ugu sameeynayaan Ciidamadooda, waxaana Madaxweynaha Puntland uu dhowr jeer sheegay in inta uu xilka haayo uu ku dadaali doono dhismaha Ciidamada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: