QARDHO: Madaxweyne Deni oo maanta Tababar u sooxiraya cutubyo katirsan Ciidamada Puntland

QARDHO: Madaxweyne Deni oo maanta Tababar u sooxiraya cutubyo katirsan Ciidamada Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta la filayaa in degmada Qardho uu tababar ugu sooxiro cutubyo ka tirsan Ciidamada Puntland oo bilihii la soo dhaafay uu halkaas tababar uga socday.

Madaxweynaha ayaa kulan la qaadan doona Saraakiisha Ciidamada, Maamulka degmada iyo Odayaasha Dhaqanka.

Puntland ayaa sanadihii la soo dhaafay waxaa ay waday qorshooyin ay tababar iyo tayeyn ugu sameeynayaan Ciidamadooda, waxaana Madaxweynaha Puntland uu dhowr jeer sheegay in inta uu xilka haayo uu ku dadaali doono dhismaha Ciidamada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com