HomeWararka

Bogga Rasmiga ah ee Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa laga saaray Wareegtadii lagu magacaabay Guddiga ilaalinta Dhulka?

Bogagga Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa goor dhawayd laga saaray magacaabistii Guddiga ilaalinta dhulka, taasi oo ahayd fulinta wareegtadii madaxweyne Fa

Wasiirka Wasaaradda Waxbrashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland oo la Dhaariyey (Daawo)
Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo mar kale ku celisay in ay diyaar u tahay wadahadal ay la gasho dowlad goboleedyada
Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Tababar ku saabsan Habka Maareynta Xogta Maaliyadda u qabatay shaqaalaheda (Sawiro)

Bogagga Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa goor dhawayd laga saaray magacaabistii Guddiga ilaalinta dhulka, taasi oo ahayd fulinta wareegtadii madaxweyne Farmaajo.

Xubnaha Guddiga ayaa ka koobnaa Afar qof oo uu ku jiray Wasiirka Arimaha Gudha DFS.

Halkan hoose ka Akhriso.

Wasiirka A/Gudaha iyo Dib u Hishiinta Mukhtaar Xusen Afrax Guddoomiye
Wasiirka Cadaaladda C/qaadir Maxamed Nuur Xubin
Wasiirka Amniga Gudaha C/laahi Maxamed Nuur Xubin
Wasiirka Waxbarashada & Tacliinta Sare C/laahi Abiikar X. Xubin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: