Rooble oo u Ambabaxay Magaalada Baraawe

HomeWararka

Rooble oo u Ambabaxay Magaalada Baraawe

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda magaalada Baraawe ee gobolka Sh/hoose. Magaalada Baraawe ayaa waxaa ku sugan wafdi ka socda maamulka Koofurgalbeed oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Koofurgalbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.

Qalabkii ugu dambeyeey ee dhismaha Dekadda Garacad oo Garacad laga dajieyey (Sawiro)
XAALKA JARIIBAN EE MAANTA DHAN HORMAR & MID DIB-U-DHAC (DAAWO)
Dab 43 qof ay ku dhinteen oo ka kacay warshad kutaala dalka Hindiya

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda magaalada Baraawe ee gobolka Sh/hoose.

Magaalada Baraawe ayaa waxaa ku sugan wafdi ka socda maamulka Koofurgalbeed oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Koofurgalbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: