Qalabkii ugu dambeyeey ee dhismaha Dekadda Garacad oo Garacad laga dajieyey (Sawiro)

HomeWararka

Qalabkii ugu dambeyeey ee dhismaha Dekadda Garacad oo Garacad laga dajieyey (Sawiro)

Magaaladda Garacad ee gobalka Mudug waxaa maanta gaaray qalabkii ugu dambeyeey ee dhismaha dekadda Garacad oo meel wanaagsan maraysa,iyado qalabkan la

Gaalkacyo beelihii dhawaan ku dagaalamay oo kala qaatay duugtii.
RW Khayre oo soo bandhigay xalka khilaafka Galmudug
Erdogan iyo Putin oo ka wada hadlay howlgalka militari ee Turkigu uu qorshaynayo inuu ka fuliyo waqooyiga Syria

Magaaladda Garacad ee gobalka Mudug waxaa maanta gaaray qalabkii ugu dambeyeey ee dhismaha dekadda Garacad oo meel wanaagsan maraysa,iyado qalabkan laga soo dajiyeey dhawaan Dekadda Magaaladda Boosaaso.

Qalabka ayaa lagu dhisayaa Gunta hoose ee Badda oo ay ka socoto Dhismaha Dekedda oo dhawaan lasoo gabagabayn doono sida Radio daljir u shegeen qaar kamid ah howlwadeena dhismaha dekadda Garacad ee gobalka Mudug.

Hoos kaga bogo.

Diwaanka
Wararka daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Siciid idiris 4 years ago

    waxaan aad u taageeraa dhagaysiga idaacada daljir gaar ahaan arimaha bushada markay ka waramayso.
    Waxaan sidoo kale jeclaan lahaa in qayb Tv ya lagu soo kordhiyo daljir.
    Mahadsanidiin.

DISQUS: 0