JIGJIGA: Maamulka DDS oo soo dhaweeyay heshiiska xabad joojinta  Canfarta & Soomaalida

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

JIGJIGA: Maamulka DDS oo soo dhaweeyay heshiiska xabad joojinta Canfarta & Soomaalida

Madaxa xarunta dhexe ee Xisbiga Barwaaqo ee DDS oo warbaahinta Afka Axmariga ku baxda la hadlay ayaa sheegay in maamulka Dawladda Deegaanka Soomaalid

Ciidamada Bariga Harargee oo Tuli Guuleed ka bilaabay shir nabadeyn Soomaalida iyo Oromada
Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Itoobiya (Waraysi)
TULI GUULEED, Kooraley, Agaajin illaa inta u Dhexaysa Geellaa | (Sawirro)

Madaxa xarunta dhexe ee Xisbiga Barwaaqo ee DDS oo warbaahinta Afka Axmariga ku baxda la hadlay ayaa sheegay in maamulka Dawladda Deegaanka Soomaalidu uu qaatay xabbad joojinta islamarkaana ay diyaar uyihiin in ay qaataan qorshaha nabadeynta ee Galbeedka Gobolka Siti.

Maxamed Shaalle wuxuu intaas kudaray inay socdaan wadda haddalo nabadeed oo u dhaxeeya labada Deegaan ee Soomalida iyo Canfarta, si xal looga gaaro Colaada kajirta Garbaciise,Cadayti iyo Cundhufo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: