Site icon Radio Daljir

JIGJIGA: Maamulka DDS oo soo dhaweeyay heshiiska xabad joojinta Canfarta & Soomaalida

Madaxa xarunta dhexe ee Xisbiga Barwaaqo ee DDS oo warbaahinta Afka Axmariga ku baxda la hadlay ayaa sheegay in maamulka Dawladda Deegaanka Soomaalidu uu qaatay xabbad joojinta islamarkaana ay diyaar uyihiin in ay qaataan qorshaha nabadeynta ee Galbeedka Gobolka Siti.

Maxamed Shaalle wuxuu intaas kudaray inay socdaan wadda haddalo nabadeed oo u dhaxeeya labada Deegaan ee Soomalida iyo Canfarta, si xal looga gaaro Colaada kajirta Garbaciise,Cadayti iyo Cundhufo.

Exit mobile version