Garacad:  Riyadii rumowday & Madaxweyne Deni oo Booqday

HomeWararka

Garacad: Riyadii rumowday & Madaxweyne Deni oo Booqday

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta waxa uu kormeeray ku tagay dhismaha Dekedda Garacad oo meel gebogebo ah maraysa, isagoona mid mid u dul istaagay qaybaha kala duwan ee uu dhismuhu ka socdo. Garacad, Riyadii rumowday. Daawo. Sawirro.

Falanqeyn Muxuu yahay damaca Itoobiya iyo ciidankeeda cusub ee bada (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiye Mursal oo ka wada hadlay Xaalada Maamulka Koofur Galbeed
Eheladda gabar Badhan lagu kufsaday oo daljir la hadlay (Daawo)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta waxa uu kormeeray ku tagay dhismaha Dekedda Garacad oo meel gebogebo ah maraysa, isagoona mid mid u dul istaagay qaybaha kala duwan ee uu dhismuhu ka socdo.
Garacad, Riyadii rumowday.

Daawo.

Sawirro.


COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: