Inbadan oo ka mid ah siyaasiyiinta iyo wax garadka Soomaaliyeed ayaa walaac ka qaba dhismaha ciidamada badda ee dowladda Itoobiya ay ku howlantahay, iyadoo wadankaasi oo shacabkiisa uu kor u dhaafayo boqol milyan aysan lahayn wax bad ah.

Itoobiya ayaa kala dirtay ciidamadeeda badda kadb markii ay ka go’day wadanka Eriteriya oo baddii dalkaasi qaadatay, balse dhismaha cusub ee ciidamada badda ee Itoobiya ayaa shaki waxaa geliyay heshiisyo Itoobiya la gashay dowladda faderaalka Soomaaliya ee uu hogaamiyo Maxamed Cabdulahi Farmaajo oo isagu aan ilaa iyo hadda aan wax su’aalo saxaafadda kasiin safaradiisii Itoobiya.

Haddaba muxuu yahay sababaha kusoo beegay Itoobiya inay ciidamo bad ay dhisato, Maxamed Axmed Caalim oo ka faalooda siyaasadda Geeska Afrika ayaan arrimahaasi waydiinay isagoo ku sugan Finland,,

Wariyaha Daljir ee Bosaaso Maxamuud Cabdi Ibraahin ayuu uwaramay .

 

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com