Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 89aad (dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 89aad (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. Todobaadkan waxaan uga hadlaynaa barnaamjika, Muhiimad Intee le’eg bay haweenka ganacsiga haysta u leedahay inay metelaad ku yeeshaan rugta ganacsiga? Hadaba Taxanaha 89aad waxaana soo jeedinaysa Xaawo Axmed

Maamulaha Schoolka Xalane Maxmed Shiikhii Aadan ee Munaasabada
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 80aad (dhegayso)
P&O Ports waa Tuma, Yaa se leh? Warbixin Kooban

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Todobaadkan waxaan uga hadlaynaa barnaamjika, Muhiimad Intee le’eg bay haweenka ganacsiga haysta u leedahay inay metelaad ku yeeshaan rugta ganacsiga?

Hadaba Taxanaha 89aad waxaana soo jeedinaysa Xaawo Axmed

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: