Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 80aad (dhegayso)

HomeMaqaalo Kale

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 80aad (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. Taxanaha 80aad ee Barnaamijka Baraaruga Waxaan kaga hadlayna Haweenka iyo sida ay dhigaal usamaysan karaan, waxaana soo jeedinaysa wariye Xaawo Axmed Maxamed.

Gudoomiyaha doorashada jaamacada citycot || Doorashada gudoomiyaha guud ee………
Barnaamijka Badbaado Doorka Dhalinta ee Nabadeynta iyo Dimoqraadiyeynta Dalka
Baraarugga Haweenka | Daljir & BBCMA | Taxanaha 121 AAD|

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Taxanaha 80aad ee Barnaamijka Baraaruga Waxaan kaga hadlayna Haweenka iyo sida ay dhigaal usamaysan karaan, waxaana soo jeedinaysa wariye Xaawo Axmed Maxamed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: