Site icon Radio Daljir

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 80aad (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Taxanaha 80aad ee Barnaamijka Baraaruga Waxaan kaga hadlayna Haweenka iyo sida ay dhigaal usamaysan karaan, waxaana soo jeedinaysa wariye Xaawo Axmed Maxamed.

BARAARUGA TAXANAHA 80AAD by Radio Daljir

Exit mobile version