Site icon Radio Daljir

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 89aad (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Todobaadkan waxaan uga hadlaynaa barnaamjika, Muhiimad Intee le’eg bay haweenka ganacsiga haysta u leedahay inay metelaad ku yeeshaan rugta ganacsiga?

Hadaba Taxanaha 89aad waxaana soo jeedinaysa Xaawo Axmed

Baraarugga Haweenka Taxanaha 89aad 10 Sep 2021 Xaawo Axmed by Radio Daljir

Exit mobile version