Dowladda Soomaaliya oo guddi u magacaabay maqnaanshaha Ikraan Tahliil

HomeWararka

Dowladda Soomaaliya oo guddi u magacaabay maqnaanshaha Ikraan Tahliil

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Genaraal Cabdullaahi Buulle Kamay ayaa u magacaabay Sedax Sarkaal oo ka kala Socdo Xafiiska Xeer ilaali

Xasan Sheekh oo ku wajahan Jubaland
Maalinta Haweenka Aduunka oo loo diyaar garoobayo (dhegayso)
Laftagareen: “Alshabaab waxaa ugu cadowsan kuwa Koonfur Galbeed ka soojeeda”

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Genaraal Cabdullaahi Buulle Kamay ayaa u magacaabay Sedax Sarkaal oo ka kala Socdo Xafiiska Xeer ilaalinta, Boliiska & Nabad-Sugidda Baaritaanka Kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo la la’ yahay tan iyo 26-kii June Sanadkan.

Xeer Ilaaliyaha ayaa Faray Taliska NISA in ay ula shaqeeyaan Saraakiisha magacaaban Wadda kasta oo lagu Gaari karo Danta Cadaaladda.

Xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida ayaa aqbalay furashada Gal-Dacwadeed ay u soo gudbisteen Ehelka Maqanad Ikraan Tahliil.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: