Maalinta Haweenka Aduunka oo loo diyaar garoobayo (dhegayso)

Maalinta Haweenka Aduunka oo loo diyaar garoobayo (dhegayso)

Maalinta berri ah waxay ku beegan tahay 8-March,waana maalinta qaramada midoobay ay u aqoon satay maalinta haween waynaha adduunka ,taasi oo hadda laga joogo markii lagu dhawaaqay 108 sanno.

Haddaba warbixintaan waxaa innoga diyaariyay Axmed Sheekeeye oo garoowe Jooga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com